DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday xero ay degan yihiin ciidanka XDS

Qarax ismiidaamin ah ayaa la soo sheegayaa in goor dhow lala beegsaday xero ay degan yihiin ciidanka xoogga dalka oo ku taalla duleedka magaalada Baydhabo Warbaahinta DF aya sheegtay in Ciidanka Xoogga dalka ay fashiliyeen gaari nooca xamuulka ah oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa kaasoo lala dooneyey in gudaha loo geliyo xerada ciidanka xoogga … Continue reading DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday xero ay degan yihiin ciidanka XDS